Deeqow Diiriye Oo Beledxaawo Lagu Dilay.

beled-xaawo548Saacadihii lasoo dhaafay waxa uu qarax aad u xoogan ka dhacay degmada Beledxaawo  ee gobalka Gedo’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan qaraxaasi.

Qaraxa waxaa loo adeegsaday miinada meelaha fog laga hago taasi oo lagu aasay goob maalin walbo ay ku qayilaan saraakiisha iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in qaraxa lagu dilay sarkaal ciidan oo ka tirsanaay maamulka Ridada degmada Beledxaawo kaasi oo lagu magacaabi jiray Deeqow Diiriye’sidoo kale qaraxa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askarta Murtadiinta ah.

Dhanka kale maleeshiyaat ka wada tirsan mamaulka dowlada Ridada federalka ee Beledxaawo ayaa ku dagaalamay gudaha degmadaasi kuwaasi oo iska dilay sidoo kalane iska dhaawacay tiro askar ah.

Calamada.com

Comments are closed.