Waziiro Iyo Xildhibaano Ku Dhaawacmay Camaliyad Istish-haadi Ah.

syl1Waxaa sii kor dhaya khasaaraha ka dhashay camaliyad Istish-haadi ah oo lagu weeraray hoteel SYL oo ah hoteel ku yaala afafka hore ee xarunta madaxtooyada dowlada Ridada federaalka.

Camaliyada oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo waybaaha qarxa laga soo buuxiyay islamarkaana uu ka xeynayay walaal ka tirsan Guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu dhuftay hoteelka SYL oo xilligaasi uu ka socday shir armiaha amaanka Muqdisho looga hadlayay.

Inta badan waxaa burburay dhisamaha hoteel SYL iyo wajiga hore ee xarunta madaxtooyada Villa Somali.

Dhimashada ayaa kor u dhaafeysa ilaa iyo 30 ruux oo u badan saraakiil iyo ilaalada hoteel SYL iyo xarunta madaxtooyada’iyadoona dhaawaca uu intaasi ka badan yahay.

Xubanaha ku dhaawacmay Camaliyada Istish-haadiyada ah waxaa ka mid ah waziirka Warfaafinta Muxamed Xayar Maareeya’waziirka gaadiidka iyo Xildhibaan Cabdalle Boos.

Sidoo kale waxaa jira xubno ka tirsan dowlada Ridada federaalka oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday camaliyaddaasi.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.