Dhageyso Sheekh Cali Dheera Oo Ka Hadlay Weerarka Hoteel SYL.

sheekh-Cali-dheera-1Iyadoo maanta camaliyad Istish-haadi ah lagu weeraray hoteel SYL oo ah hoteel daris la ah xarunta madaxtooyada dowlada Ridada federaalka ayaa weerarkaasi waxaa si rasmi uga hadlay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Afhayeenka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage oo warbaahinta shir jaraa’id u qabtay ayaa ka warbixiyay weerarkaasi.

Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa xusay in weerarka uu ahaa camaliyad Istish-haadi ah oo uu fuliyay walaal ka tirsan Mujaahidiinta oo ka xeynayay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxa uu xasay in weerarkaasi khasaara culus lagu gaarsiiyay dowlada Ridada federaalka’isagoona wacad ku maray iney sii labo laabayaan weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Muratdiinta.

Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Cali Dheera.

Calamada.com

Comments are closed.