Dhageyso Fadliga Soonka Maalinta Carafo.

yowmu-carafah-00Iyadoo maalinta barito ay tahay sagaalaadka bisha Dul-xijjah islamarkaana Xujeyda ay istaagayaan banka Carafah waxey maalintaasi tahay maalin fadli badan xambaarsan.

Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf oo ka mid ah culimaa’udiinka Mujaahidiinta ayaa si aad ah kaga hadlay fadliga ay xambaarsan tahay maalinta Yowmu Carafah’isagoona dadka Muslimiinta ee aysan u suura galin iney Xajiyaan kula dardaarmay iney ka faa’ideystaan Yowmu Carafah islamarkaana ay soomaan.

Halkan Ka Dhageyso Fdliga Soonka Maalinta Carafo.

Calamada.com

Comments are closed.