Dhageyso Waaliga Hiiraan Oo Ka Hadlay Moqokori Iyo Arimo Muhiim Ah.

moqokoriSheekh Guuleed Abu Nabhaan Waaliga Wilaayada Islaamiga Hiiraan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Islaamiga Andalus ayuu kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada wilaayada Hiiraan iyo jabkii cadowga xabashida ee degmada Moqokori.

Abuu Nabhaan ayaa tilmaamay in cadowga alle ee xabashida itoobiya ay ku jabeen dagaalka jihaadka ah ee kasoconaya gayiga Somalia jabkoodana uu bilow ku yahay wilaayada Hiiraan.

Sidoo kale waaliga ayaa ka hadlay xaalada degmada Moqokori isagoo sheegay in dadkeedu ay wali dib usoo laabanayan marki ay maqleen in amaanka uu wanaagsan yahay ciidamada towxiidkana ay gacanta ku hayaan.

“Waa sidaad sheegtay magalada raayada ayaa ka suran dadku wa soo labanayaan xitaa waxa dib usoo labanaya dadki cadowga raacay” sidaasi waxa yiri Abuu Nabhaan waaliga wilaayada Hiiraan.

Halkan Kala Dag Wareysiga Waaliga Hiiraan Abu Nabhaan.

Xigasho Radioandalus24.com

Comments are closed.