Shimon Peres Hogaamiyihii Hore Yahuuda Oo Halaagsamay.

shimon-peres-yahuudSaacadihii lasoo dhaafay waxaa baqtiyay R/wasaarihii hore ee Yahuuda marna soo noqday madaxweynaha maamulka Yahuuda ninka lagu magacaaba Shimon Peres.

Gaalkan baqtiyay ayaa labo todobaad ka hor Isbitaal loola cararay xilligaas oo uu soo ritay xanuunka halista ah ee loo yaqaana Faaligga taasi oo ugu dambeyntii uu u baqtiyay.

Shimon Peres ayaa ahaa nin da’ ah oo 93 Sano jir ah’waxaa uu sidoo kale ahaa gaal siweyn u necbanaay Muslimiinta Caalamka gaar ahaa Muslimiinta Reer Falistiin.

Gaalkan halaagsamay ayaa sidoo kale ka mid ahaa Jiilkii ugu horeeyay ee Yahuud ah oo sanadkii 1948-dii si xoog ah gaalada caalamka u dajiyaan dhulka Muslimiinta reer Falistiin ee maanta Yahuuda xooga ku heysata.

Calamada.com

Comments are closed.