Sawiro Jamciyadda Al-ixsaan Al-kheyriyah Oo Daawo Qeybin Ka Sameysay Sh/hoose.

Jamciyada Al-ixsaan Al-kheyriyah oo ah Jamciyad caan ku ah Samafalka ayaa sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay waxey daawo qeybin iyo gurmad caafimaad oo aad u ballaaran ka sameysay qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada hoose.

Daawo qeybinta iyo baaritaanka caafimaad waxey si gaar ah jamciyadda kaga sameysay deegaanada hoostaga magaalada Kuunya-barow ee gobalka Shabeelada hoose.

Gurmadkan caafimaad waxaa si aad ah kaga faa’ideystay dad u badan xoola dhaqato kuwaasi oo loo daaweeyay xoola fara badan oo isugu jira Geel Lo’ iyo Ari.

Hoos Ka Daawo Sawirada Gurmadka Caafimaadka.

/files/justpaste/d347/a13071853/d545a80eb0d07d86553f7ef1d6065189.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/5b629e4e55b465ddb25b98ae608f21d8.jpg/files/justpaste/d347/a13071853/5b457de737af3a644cbd250e86ac3127.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/3caac5a900222808f2d48d0c37527d1d.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/aa01aabfe8deb9a4ffe59429063d19d6.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/920eeadf8b21a893938c9cd0d48d3e64.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/028bbb8962ae8e2028f7d188b04ff722.jpg

 

/files/justpaste/d347/a13071853/24b542e47207989cb8af79af818b4b1d.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/c8c5fcdcae0dced97fbd37aa1322563c.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/6bb7daa423c4093274ff7459bf07c3ca.jpg

/files/justpaste/d347/a13071853/c9e2984dd99bf934163f6fc1e4dc8d61.jpg

geel-daawoCalamada.com

Comments are closed.