Abwaanada Oo Kusoo Badanaya Safka Mujaahidiinta, Waa Maxay Sababtu? (Dhageyso Gabayadan)

gabaySannadihii u dambeeyay waxa safka Mujaahidiinta kusoo badanayay Abwaanada afkooda ku difaacaya diinta Islaamka isla markaana bulshada ku baraarujinaya gabayadooda xikmaddu ay ka buuxdo, dhinaca kale waxa yaraaday ama la waayay abwaanadii kale ee Jihaadka kasoo horjeeday ee dacaayadayn jiray mujaahidiinta, ama qabaa’ilka isku diri jiray,   hadaba maxay tahay sababtu?

Arrintan waxa lagu macnayn karaa in xikmaddu ay mar walba la socoto dadka xaqqa ku taagan, ninka baadilka wadana uu afkiisu gurayo, sababtoo ah wuxuu ogyahay inuu baadil ku taaganyahay.

Bal nala dhagayso labadan gabay oo uu tiriyay mid ka mid ah dhalinyarada mujaahidiinta.

Halkan Ka Dhagayso Gabayga 1aad

Halkan Ka Dhageyso Gabayga 2aad

Comments are closed.