Gaadiidka AMISOM Oo Dad Shacab Ah Jiiray.

gaadiidka kufaarta amisom221Mid ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ciidamada Kufaarta Afrikaanta waxa uu deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho ku jiiray dad shacab ah.

Dadka shacabka ah ee uu jiiray gaariga Kufaarta Shisheeyaha ayaa la socday Moota Bajaaj ah’iyadoona taasi ay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dadka shacabka.

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa dhintay saddex kalane weey dhaawacmeen kuwaasi oo ahaa dadkii shacabka ee la socday Moota Bajaajka’iyadoona sidoo kale ay burburtay mootadii dadkaasi ay la socdeen.

Maalin ka hor ayeey aheeed markii ciidamada Kufaarta Afrikaanta gaari Hoomey ah oo dad shacab la socdeen ay ku rasaaseeyeen gudaha degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelada hoose taasi oo sababtay dhimashada saddex ruux oo shacab ah iyo dhaawaca tiro kale.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

 

Comments are closed.