Dhageyso Muxaadarada Fadliga Aqrinta Quraanka Kariimka.

fadliga-aqrinta-quraankaSheekh Jaamac Aadan oo ka mid ah culimada Somaliyeed ee ku sugan saaxaadka Jihaadka ee Somali ayaa jeediyay muxaadaro qayim ah.

Muxaadarada waxa uu sheekha kaga hadlay fadliga aqrinta Quraanka Kariimka’isagoona kula dardaarmay dadka Muslimiinta iney badiyaan aqrinta Quraanka Kariimka.

Sheekh Jaamac ayaa sidoo kale si faahfaahsan kaga hadlay aadaabta Sheeracada Islaamka u dijisay aqrinta Quraanka Kariimka.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Fadliga Aqrinta Quraanka Kariimka.

Calamada.com

Comments are closed.