Dhageyso Muxaadarada ماذا يريد الكفار منا.

horumarka-magaalada-jilib9Webka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa muxaadarada cinwaakeedu yahay ماذا يريدالكفارمنا oo ah muxaadaro qayim ah oo kal hore uu jeediyay Sheekh Cabdullaahi Raabi Allaah ha dhowra.

Sheekha waxa uu maxaadaradaan micnaheedu yahay maxey gaaladu naga doonayaan uga hadlayaan sababta ay gaalada ugu soo duushay dalka Muslimka Somali iyo guud ahaan dalalka Islaamka iyo hadafka ay gaaladu ka leeyihiin duulaankooda.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadaradaماذا يريدالكفارمنا .

Calamada.com

Comments are closed.