Sh Cabdul Casiis “Xalay Tooratoow Waxaan Ku Fashilinay Ciidamada Mareykanka Khasaarana Waan Gaarsiinay”(Dhageyso).

abuu-muscab-25Afhayeenka Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxa uu kaga hadlay arimo muhiim ah.

Afhayeenka ayaa ugu horeyntii sharaxaad ka bixiyay qarax saacadii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari kaasi oo Mujaahidiinta ay la beegsadeen kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka maamul gaaleedka Puntland.

Sidoo kale Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab waxa uu si faahfaahsan kaga hadlay weerar Mujaahidiinta ay fashaliyeen oo habeenkii xalay ciidamada gaala cadaan iyo kuwoo madow ah ay kusoo qaadeen degmada Tooratoorow oo ka tirsan gobalka Shabeelada hoose ee Konfurta dalka Somali.

Dhageyso Wareysiga Sh Cabdul Casiis Oo Dhinacyo Badan Taabanaya.

Calamada.com

Comments are closed.