Dhageyso Darsiga 13-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid.

akhlaaqul-mujaahidWebka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa daruus taxana ah oo ah Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid oo uu Alifay Allaah haka ajarsiiya Sheekha Mujaahidka ah Abuu Camar Muxamed Ibnu Cabdi Llaah.

Kitaabka ayaa ah kitaab aad u muhiim ah oo ka hadlaya Fadliga Jihaadka’Fadliga Mujaahidka iyo Akhlaaqda laga doonayo ruuxa Mujaahidka ah’sidoo kale waxa uu kitaabka saameynayaa qofkasta oo Jihaadka ka fadhiya oo dhageysta Kitaabka.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilo ka hor baahisay Kitaabkan qayimka ah’waxaa Kitaabkan aqrinaya oo Luqadda Somaliga ku sharaxayo Sheekha Mujaahidka ah ee Sheekh Muxamed Jamaal Allaah ha dhowra.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 13-aad Ee Akhlaaqul Mujaahid.

Calamada.com

Comments are closed.