Dhageyso Muxaadarada Hardanka Adag Ee Ka Socda Somali.

%d9%85%d8%ad%d8%a7%d8%b6%d8%b1%d8%a9Webka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro qayim ah oo ka hadleysa Hardanka adag ee ka socda Somali iyo danaha gaarka ah ee Itoobiya ay ka leedahay Somali.

Muxaadaran ma ahan mid cusub waxaa horay u doobay hadana soo jeedinaya Sheekh Cabdi Lllaahi Raabi’waaana Muxaadaro Muhiim ah oo taabaneysa cadowtooyada soo jireenka ah ee u dhaxeysa Somali iyo Itoobiya.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada.

Calamada.com

Comments are closed.