Dhageyso Darsiga 30-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid.

akhlaaqul-mujaahidWebka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa darsigii 30-aad ee Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid oo ah darsigii ugu dambeeyay ee Kitaabkan.

Allaah SW ayaa ku mahadsan oo inoo suurta galiyay inaan dhameyno kitaabkan aadka u qiimaha badan Allaah hanaga ajar siiyo idinkuna dhageytayaal iyo akhristayaal Allaah ha idiinka ajar siiyo sida aad ugu taxneedeen oo aad ula socoteen kitaabka’cilmigii aan faa’idnay idinka iyo anagaba  Allaah ha inooga dhiga mid Aduunyadeena iyo Aakhiradeena anfaca.

FG waxaa maalmaha soo socda bilaabidoonaa tabinta Kitaabkale oo muhiim ah Hadii Allaha Abooda leh raali ka noqda.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 30-aad Ee Akhlaaqul Mujaahid.

Dhamaad.

Calamada.com

Comments are closed.