Akhriso Magacyada Saraakiil Dowlada Federaalka Looga Dilay Degmada Afgooye.

dagaal mujaahidiinta 5165Waxaa sii kordhaya khasaaraha dowlada Ridada federaalka lagu gaarsiiyay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen degmada Afgooye oo ka mid ah goobaha shisheeyaha iyo maleeshiyaatka dowlada kaga suganyihiin gobalka Shabeelada hoose.

Idaacada Islaamiga Andalus ayaa baahisay in dagaalkaasi lagu dilay Shan isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada Ridada federaalka sidoo kale lagu dhaawacay 7 ka tirsan maleeshiyaatka dowlada federaalka.

Labo sarkaal  ayaa la xaqiijiyay iney ka mid yihiin xubnaha dowlada Ridada federaalka looga dilay dagaalka degmada Afgooye kuwaasi oo lagu kala magacaabi jiray Daahir Dikooti iyo Xasan Yare.

Degmada Afgooye oo ka tirsan gobalka Shabeelada hoose ayaa ah degmo 30km u jirta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somali.

Calamada.com

 

 

 

Comments are closed.