Dhageyso Muxaadaro Qayim Ah Oo Cinwaankeedu Yahay الإخلاص والإحتساب.

mikroofan20Maanta oo Jimca ah waxa uu webka Calamada idiin soo gudbinayaa mid ka mid ah muxaadaraatkii uu jeediyay intii uu noolaay Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Muxaadaraan waxaa cinwaankeedu la dhahaa الإخلاص والإحتساب taasi oo Sheekha si faah faahsan kaga hadlay Ikhlaaska iyo Ixtisaabka’waxa uu sharaxaad ka bixiyay sidoo kale micnaha labadaasi.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada الإخلاص والإحتساب.

Calamada.com

Comments are closed.