Dhageyso Weerarka Ka Dhacay Dalka Yemen Iyo Askarta American-ka Ee Lagu Dilay.

yemen125Dalka Yemen gaar ahaan qeybo ka mid ah gobalka Al-beydhaa ee dalkaasi waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay weerar isugu jira duqeyn iyo Inzaal ama soo dagis ah oo ay sameeyeen ciidamada Nasaarada Mareykanka.

Weerarkan waxa uu ahaa mid si gaar ah ciidamada Mareykanka ugu beegsanayeen guri uu daganaay oday dhaqameed si aad ah looga tixgaliya dalka Yemen balse ciidamada Nasarada ayaa fashilmay kadib markii weerar iska caabin ah kala kulmeen ciidamada Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab.

Diyaaradaha Mareykanka ayaa bilaabay iney duqeyn aan loo meel dayin ku garaacaan xaafadaha dadka shacabka ay deganyihiin ee goobta weerarka uu ka dhacay’waxaa sidoo kale halkaasi baqti iyo dhaawac ku noqday tiro askar American ah.

Halkan Ka Dhageyso Sida Waxa Uga Dhaceen Dalka Yemen.

Calamada.com

Comments are closed.