Gudoomiyaha Degmada Baraawe Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

baraaweWararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobalka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in weerar lala beegsaday gudoomiyaha dowlada Ridada federaalka ugu magacaaban degmadaasi.

Weerarka oo loo adeegsaday Bambaanooyinka gacanta lagu tuura ayaa lagu weeraray hooyga uu degmadaasi ka daganyahay gudoomiyaha dowlada federaalka ugu magacaaban degmadaasi ninka lagu magacaaba Xuseen Jeex’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerarkaasi.

Si rasmi ah looma xaqiijin karo in gudoomiyaha ka badbaaday qaraxa ama dhaawac uu kasoo gaaray weeraradaasi qaraxyada ah’waxaa mas’uuliyadda weerarkaasi sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com

Comments are closed.