War Deg -deg ah: Dagaal hadda ka socda duleedka Afmadoow Iyo Mujahaidiinta oo weerarka qaday

Filed under: News |

war iminka ku soo dhacay warqabadka shabakada SomaliMemo ayaa sheegaya in dagaal culus uu hadda ka soconayo duleedka degmada Afmadoow halkasi oo Mujahaidiinta ay weerar ku qaadeen fariisimayaal Kenya ay ku leedahay deegaankaasi waxaana dagaalka uu yahay mid hadda si xoogan kaga socda.

sarkaal ka tirsan Mujaahidiinta oo goordhaw aan la xiriirnay ayaa noo xaqiijiyay in dagaalka ay qaadeen Mujaahidiinta kaasi oo ay ku beegsanayaan in difaacyadii dhawaan lagu dagaalamay ee duleedka degmada Afmadoow halkaasi oo iminka laga maqlayo hugunka madaafiicda la is weydarsanayo

sarkaalka waxa uu intaasi ku daran in dagaalka cawa ka socda duleedka Afmadoow uu ka gadisanyahay kuwii hore ee Mujaahidiinta ay qaadayeen waxaana si hoose noogu sheegay in dadka Muslimiinta ay ku farxi doonaan bishaaraad badan oo soo socda.


One Response to War Deg -deg ah: Dagaal hadda ka socda duleedka Afmadoow Iyo Mujahaidiinta oo weerarka qaday

  1. Allahayow gaalada kuwa lasocda jibi mujaahidiinta guulsii

    ibraahiim
    September 5, 2012 at 7:00 pm