Dhageyso Barnaamij Gaara, Weerarkii Kulbiyow Iyo Waraysiga Raggii Fuliyay.

Kulbiyow_006Sida aad la socoteen waxa maanta baraha internetka lagu faafiyay sawirrada dagaalkii barakaysnaa ee ka dhacay kulbiyow isla markaana lagu xasuuqay ciidamada Kenya. Hadaba caawa idaacadda Andalus waxay baahisay barnaamij gaara oo lagu badalay barnaamijkii faafreebka.

Barnaamijkani wuxuu ka koobanyahay qayb lagu falanqaynayo sawiradii maanta la baahiyay iyo qayb kale oo lagu waraysanayo mid ka mid ah raggii camaliyadda istishhaadiga ku galay gudaha xarunta.

Sidoo kale Barnaamijka waxa ku jiray Gabay xiiso badan oo uu Abwaan Cadbillaahi Dheere ka tiriyay dagaalkii Kulbiyowo.

Halkan ka Dhageyso Barnaamijka gaarka ah.

 

Comments are closed.