Maina Wakarari:Waxaan ka wal walsanaa xaaladda wiilkeyga waanse maqlay Inuu dhintay (Dhageyso)

Filed under: News |

Maina Wakarai oo ah Aabaha dhalay mid ka mid ah askartii lagu soo bandhigay Magaalada Kismaayo ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Mujaahidiinta ee Andalus waxa uu ka warbixiyay sida uu akay dhimashada wiilkiisa Iyo goorta ugu dambeysay xaaladiisa.

Maina waxa uu sheegay in wiilkiisa ayka wada xariiri jireen isgaarsiinta gaar ahaan telefoon uu watay Karari oo ah  askarigii lagu soo bandhigay Magaalada Kismaayo waxaana Odaygaasi dhalay askarigasu uu sheegay in xaaladda wiilkiisa uu waayay malmihii u dambeeyay.

waxaan maqlay in dagaal culus uu ka dhacay Somaliya ayaan fariin ahaan ugu qoray ayuu Maina marka uu iga qaban waayay telka anigoo fariinta ku dhex weydiiyay xaaladiisa cafimaad una sii raciyay inuu ka jawaabo ayuu yiri laakiin wax war ah kama aanan helin ayuu hadalkiisa sii raciyay.

waxaa la weydiiyay Odaygaasi wiilkiisa waxa uu qabanayay waxa uuna yiri askari ayuu ahaa ka tirsan ciidanka UPDf-ta Kenya ma guursan oo waxa uu ahaa 22 sano jir waxaanse hadda ka murugsanahay sida ay wax u jiraan waxaadna idinka ii sheegteen inaad tihiin Al Shabaab.

Dhageyso Wareysiga oo Tajuman  


2 Responses to Maina Wakarari:Waxaan ka wal walsanaa xaaladda wiilkeyga waanse maqlay Inuu dhintay (Dhageyso)

  1. Somalia will be non beleivers gravyard insha allaah..italian.united kingdom.ethopian.american. we gave best lesson ever.ethopia r making same mistake taking back dead bodies.next monkey will be kenya.ugandha and burundi.those who doesn’t knoe somalia. we will teach u who we r.bring on it.

    um-zuheib
    September 5, 2012 at 2:17 am

  2. Wiilkaaga aabibaa wadiyo kibir adoonyoowe
    Ugaalida inuu kuu cunaad diiday Eeyohowe
    Ixsaan nama dhex yaaliyo anaga dhalad awoowaade
    Matihid islaam iyo Midkaa Eebeheen qirine
    Asaarki keeniyo u dhimay edeb la,aantiiye
    Kismaanyaa urkiis yaalay iyo eega calanlaye
    Rag adiga kartiyo kaabadnaa kaniyo duulaanba
    Oo waliba korkeenale asuu kadayey shaydaanku
    OO aan kufrigu sal u noqon asii dibugu kooreeyey
    Kari waaye duulaan inay nagu kurbee yaane
    Waataa kaneecadu kucunin Kiinya guaheeda
    Kaliil iyo warfaa quuste iyo koox amxaar dumaye
    Kuragii cabbaas baa kabaqay kayti waamoode
    Karti niman lahayn iyo kufrigu kooxu waxu shaagay
    Karimayn kismaanyiyo inay kaba casheeyaane
    Kaafiryohow kashubo caanahaad koostiga u aaday

    Abuufatima
    September 5, 2012 at 10:45 am