Dhageyso Muxaadarada Sifada Munaafiqiinta Iyo Sheekh Muxamed Dul-yadeyn.

Sifada MunaafiqiinWebka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro qayim ah oo ka hadleysa Sifada Munaafiqiinta’halista ay leedahay Munaafaqnimada iyo sida ay Shareecada uga hadashay Munaafaqa iyo cadaabka uu leeyahay.

Muxaadaradaan waxaa jeediyay Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo Sheekh Muxamed Dul-yadeyn oo ah Sheekha loogu magacdaray weerarkii sida ba’an loogu xasuuqay ciidamada Nasaarada Kenya ee dhawaan ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Sifada Munaafiqiinta.

Calamada.com

Comments are closed.