Booqashada Andalus, Maxaad Ka Taqaanaa Degmada Ufurow?

booqashadaBarnaamijka Booqashada Andalus waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda Al-andalus maalin kasta oo jicme ah.

Todobaadkan barnaamijka waxa lagu soo qaatay booqasho wariyayaasha Idaacadda Al-andalus ay ku tageen degmada Ufurow ee gobolka Bay,  hadaba Ufurow waa degmo noocee ah, maxay can ku tahay, wakhtigii la aasaasay degmada Intaba uga bogo Barnaamijka Booqashada Andalus.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka.

Comments are closed.