Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Goob Fagaara Ah Lagu Toogtay.

fagaaraha xadu ridaaWararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka Maxkamada Wilaayada Islaamiga Hiiraan ay fulisay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah oo lagu fuliyay askar ka tirsan dowlada Ridada federaalka.

Fagaara ku yaala degmada Buq’aqable ee gobalka Hiiraan ayaa saaka lagu toogtay labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada federaalka kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal gaar ah oo ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen duleedka degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan.

Fagaaraha Xadka Ridada ah ka dhacay ee lagu dilay labadan askari waxaa soo xaadiray Kumanaan ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoostaga.

Qaadiga Maxkamada Wilaayada Islaamig Hiiraan ayaa goobta fagaaraha ka aqriyay Xukunka Maxkamada iyo howlgalka gaarka ah ee lagu soo qabtay labadan askari oo lagu kala magacaabo.

1-Axmed Nuur Cabdi Cusuble oo da’diisu tahay 20 Sano jir

2-Axmed Yuusuf Xasan oo da’diisu tahay 26 Sano Jir.

Dhowr jeer oo hore Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goob fagaara yaal ah ku toogtay askar ka tirsan maleeshiyaatka dowlada federaalka iyo Jawaasiis u adeegayay sirdoonka dowladaha Kenya’Itoobiya iyo Mareykanka kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgalo gaar ah oo ay fuliyeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com

Comments are closed.