Dhageyso Falaqeynta Walaaca Dowlada Mareykanka Ka Muujisay Kobaca Shabaabul Mujaahidiin.

Retro microphone on stageDowlada Nasaarada Mareykanka ayaa walaac xoogan ka muujisay Kobaca iyo abooda Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyaan gudaha dalalka Kenya iyo Somalia.

Wasaaradda G/dhigga dowladda Nasaarada Mareykanka ayaa Aqalka Cad ugudbisay qorshe cusub oo ay ku sheegayso in sare loogu qaadayo beegsiga askarta iyo saraakiisha Xarakada Al Shabaab.

Qoraalkan oo uu ku saxiixanyahay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga USA oo warbaahinta wadankaasi u taqaan “Eyga waalan” ayaa Donald Trump madaxweynaha cusub ka codsanaya in uu ansixiyo tallaabadan cusub ee lagu xoojinayo duullaanka Soomaaliya.

Waxyaabaha go’aankan dhigayo waxaa kamid ah in Mareykanku uu kordhiyo weerarada ka dhanka Ah Al Shabaab, ciidamada khaaska Mareykanka ay awood u leeyihiin in ay ka barbar dagaallamaan ciidamada DF-ka iyo in ay duqeeyaan isku imaatinada ay ku suganyihiin askarta iyo saraakiisha Al Shabaab.

 

Dhammaan qodobadan ma ahan kuwa cusub oo Mareykanka ayaa sanadadii lasoo dhaafay si toos ah ugu lug lahaa dagaalka ka socda dalka Soomaaliya.

Hadaba Maxay tahay ujeedka laga leeyahay go’aanada cusub waxaa si kooban u falanqeeyay saxafiga Faysal Xassan Cali Guji Halkaan MP3

Comments are closed.