Mowliid Muxamed Oo Lagu Dilay Degmada Dharkenley.

askari murtadRag ku hubeysan Biskoolada waxey goordhaw gudaha degmada Dharkenley  ee magaalada Muqdisho ku toogteen askari ka tirsan dowlada Ridada federaalka’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan dilka askariga.

Mowliid Muxamed oo ah askariga lagu dilay degmada Dharkenley ayeey ragga hubeysan dhowr xabadood kaga dhufteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in askariga isla goobta ku geeriyooda.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee howgalkan qorsheysan fuliyay ayaa horay usii qaatay qorigii uu watay askariga ay ku dileen bartamaha degmada Dharkenley.

Goobta askariga lagu dilay waxaa soo gaaray maleeshiyaatka dowlada federaalka gaar ahaan kuwa ka howl gala gudaha degmada Dharkenley kuwaasi oo ugu dambeyntii meydka askariga goobta ka qaaday.

Dilkaan ayaa imaanaya xilli barqo nimadii maanta howgal gaar ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho lagu dilay Cabdi Raxmaan Af-leershe oo ka mid ahaa maamulka dowlada hoose ee gobalka Banaadir’sidoo kale weerarkaasi waxaa lagu dhaawacay labo ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Comments are closed.