Dhageyso Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab Oo Jeediyay Muxaadaro Qayim Ah.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Muxaadaro qayim ah oo uu jeediyay Afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab.

Muxaadaradan oo la dhageysan karo muddo saacad ku dhaw waxaa cinwaan looga dhigayالحكم بغير ما  أنزل الله taasi oo sheekha si faahfaahsan kaga hadlay.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Sheekh Abuu Muscab.

Calamada.com

Comments are closed.