Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Gurmadka Biyo Dhaaminta.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa barnaamij Todobaadle ah oo maalin kasta oo jimca ah ka baxa Idaacadda Andalus.

Todobaadkan Idaacaddu waxay booqasho ku tagtay goobaha lagu qaybiyo biyaha ee laga samaeeyay magaalada Buulo fuleey ee gobolka Baay, hadaba waa sidee xaaladda biyo la’aantu, iyo gurmadka wilaayada ay waddo intee ay uu leegyahay, dadka sidee loogu qaybiyaa biyaha.

Dhageyso Barnaamijka Booqashada.

 

Comments are closed.