Daawo Sawirrada: Deegaanka Doodaale Oo Boqolaal Qof Raashin Loogu Qaybiyay.

Mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo gelbinaya kolonyo gaadiid gargaar sida ayaa maalmo ka hor waxay gaareen deegaanka Doodaale oo qiyaasti 30 KM u jira degmada Buula Fuulay halkaas oo ay deganyihiin boqolaal qoys Barakacayaal ah.

Dadka raashinka loo qaybiyay oo u badnaa dad aad u tabaalaysan ayaa si aad ah usoo dhaweeyay raashinka loo geeyay wakhti ay aad ugu baahnaayeen, waxayna duco kala dul dhaceen mujaahidiinta soo gaarsiiyay iyo dadkii soo bixiyay hantida lagu soo gaday raashinka.

Gudida hogaaminaysay kolonyada waxaa ka mid ahaa Waaliga Bay iyo Bakool Sheekh Cabdillaahi Macallin Geedow iyo Sheekh Suldaan Maxamed Aala Maxamed oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.

Mujaahidiinta ayaa gurmad hagar la’aan ah ka wada inta badan wilaayaadka, gurmadkaasi oo isugu jira biyo dhaamin cunto qaybin iyo daawaynta dadka uu soo ritay shuban biyoodku, halka hay’adaha gaalada iyo maamulka dabadhilifka ahi ay ka dhammaan laayi’iin booqashada xeryaha dadku ku tabaalaysanyihiin iyagoo ku diganaya.

Daawo Sawirrada: