Sarkaal Ciidan Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Xalay fiidkii ayaa ciidamo gaar ah oo mujaahidiinta ka tirsan waxay degmada Waaberi ku toogteen sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadkajawaasiista murtadiinta kuwooda dadka ku dhiba caasimadda Muqdisho.

Sarkaalkan ayay darajadiisu ahayd 2 xididgle waxaana dilay ciidan ku hubeysnaa bastoolado oo marka ay dilkaasi geysteen kadib isaga tagay halkii falka khaarajnta uu ka dhacay.

Saraakiisha mujaahidiinta ee qaabilsan hawl gallada muqdisho waxay noo sheegeen in sarkaalkaasi uu ka mid ahaa ragga la baadi goobayay laakiin xalay ay u suura gashay mujaahidiinta inay dilaan.

Falkaasi dilka ah waxa uu muujinayaa in magaalada Muqdisho uusan ka jirin wax ammaan ah oo ciidanka mujaahidiinta ay halkii ay doonaan ka fulinayaan weeraradooda.

Xigasho Telegramka-Radioandalus.

Calamada.com

Comments are closed.