Sawirro+Dhageyso Idaacada Andalus Oo Booqatay Deegaanka Jacar Ee Gobalka Galgaduud.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay deegaanka Jacar oo ah deegaan hoostaga degmada Ceelbuur ee Wilaayada Galgaduud, barnaamijka waxaa lagu soo gudbinayaa Taariikhda deegaanka iyo horumarada ay ku tilaabsadeen dadka deegaanka.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Deegaanka Jacar.