Sawiro+Dhageyso Mujaahidiinta Alshabaab Oo Soo Bandhigay Muqarar Loogu Talagalay Dugsiyada Hoose.

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday gobalada Jubbooyinka waxey Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kusoo bandhigeen Muqarar ama Manhaj Waxbarasho oo loogu tala galay ardayda dugsiyada hoose ee gobalada dalka Soomaaliya.

Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo goobta munaasabadda ka hadlay ayaa xusay in Muqararkan loogu tala galay ardayda dugsiyada hoose waxa uu intaasi ku daray in Mujaahidiinta ay ka go’antahay iney ka shaqeeyaan hormarka bulshada Muslimka ah.

Sidoo kale goobta munaasabadda waxaa ka hadlay Culimaa’udiinka iyo bahda Waxbarashada ee dalka Soomaaliya kuwaasi oo si aad ah usoo dhaweeyay Muqararka ay soo bandhigeen Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab.

Muqararkan waxaa soo diyaariyay Maktabka Tarbiyada iyo Tacliinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Cali Dheere.

Halkan Ka Dhageyso Sheekh Cabdi Raxman Firin.

Halkan Ka Dhageyso Bahda Waxbarashada.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabadda.







Calamada.com

Comments are closed.