Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Magaalada Ceelbuur.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobadkan waxaa barnaamijka Booqashada Andalus lagu booqday magaalada Ceelbuur oo Afar maalin ka hor ay isaga carareen ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya’waxeyna Andalus barnaamijkan kusoo gudbisay muuqaalka guud ee magaalada Ceelbuur waxeyna sidoo kale la kulantay dad shacab ah oo usoo booqasho tagay magaaladaasi saacada kadib markii Xabashida Itoobiya isaga carartay magaaladaasi.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.