Sawiro Dowra Loo Soo Xiray Odayaasha Beesha Waceysle.

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud waxaa dowra diini ah loogu soo xiray odayaasha nabadoonada iyo Waxgaradka Beesha Waceysle oo ka mid ah beelweynta Abgaal.

Munaasabadii lagu soo xirayay dowrada waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socota Shabaabul Mujaahidiin oo ay ugu horeeyaan waaliyaasha wilaayada Galgaduud’Mudug iyo Shabeelada dhexe.

Dowradan ayaa socotay muddo labo bil oo xiriir ah’waxeyna qeyb ka tahay dowraad xiriir ah oo wilaayada Islaamiga Galgaduud mudooyinkii dambe ay u qabaneysay odayaasha beelaha dega gobalkaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

Calamada.com

Comments are closed.