Sawiro Raashiin Laga Qeybiyay Magaalada Galhareeri.

Guddiga gurmadka Abaaraha Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud waxey saacadihii lasoo dhaafay raashiin gurmad ah ka qeybiyeen degmada Galhareeri oo ka tirsan gobalkaasi.

Raashiinkan gurmadka ah waxaa loo qeybiyay inka badan (200) Labo Boqol oo qoys oo ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada ee Abaartu ay saameysay.

Gurmadkan Raashiin qeybinta ah ayaa imaanaya xilli sidoo kale maalmihii lasoo dhaafay guddiga uu raashiin gurmad ah ka qeybiyay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobalka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Raashiinka Laga Qeybiyay Galhareeri.

Calamada.com

Comments are closed.