Dhageyso Booqashada Andalus 18-07-1438 Hijri.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan waxey Andalus barnaamijka ku booqatay kuna soo gudbisay booqasho ay ku tagtay machad Beesha Ceyr ay ka furatay Wilaayada Mudug ee bartamaha Somalia Machadkaasi oo loogu magac daray Ashahiid Bi idni Llaah Mucalim Aadam Xaashi Ceyrow.

Halkan Ka Dhageyso Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.