Sawiro Beesha Biyamaal Oo Machad Soo Xiratay.

80 arday oo ka tirsan beesha Biyamaal ayaa machad loogu soo xiray degaan hoos yimaada degmada Kurtunwaarey ee gobolka Sh/hoose.

Ardaydan ayaa machadka ku xareysnaa muddo sannad ah, iyadoo la xifdisiiyay kutub badan kala nooc ah:- sida caqiidada, fiqhiga, tafsiirka, tajwiidka, xadiithka iyo luqadda.

Munaasabadda qalin jabinta ardayda ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin, waalidiin iyo indheer garad. Waxaa kamid ah Sheekh Axmad Kuulaale oo ah Sheekha beesha, kaasoo si aad ah ugu mahad celiyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, maadaama ay wax bareyso jiilka cusub.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA.

Comments are closed.