Sawiro Munaasabad Muqarar Lagu Soo Bandhigayay Oo Galgaduud Ka Dhacday.

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday fagaara weyn oo ku yaala magaalada Galhareeri ee gobalka Galgaduud waxaa lagu soo bandhigay Muqarar cusub oo uu diyaariyay Maktabka Tarbiyada iyo Tacliinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Goobta Munaasabada waxaa ku sugnaay mas’uuliyiin ka kala socota Maktabka Tarbiyada iyo Tacliin Shabaabul Mujaahidiin’Wilaayada Islaamiga Galgaduud iyo odayaasha Mucalimiinta iyo ardayda macaahidda gobalka Galgaduud.

Muqararkan ayaa ah mid Shabaabul Mujaahidiin ugu talageen ardayda dugsiyada hoose ee iskuulada ku yaala gobalada dalka Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Muqararka Lagu Soo Bandhigay Galgaduud.