War nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in diyaard ay ledahay Kenya galabta ay ku soo dhacday deegaanka Laamu oo u dhaw xuduud beenaadka Somaliya ay kla wadaagta Kenya.
warbaahinta dalkaasi Kenya ayaa baahisay in diyaaradaasi ay galabta bur burtay iyadoo ay saarnaayeen 4 qof oo labo ka mid ah la sheegay inay yihiin saraakiil kuwaasi oo la sheegay inay ilaalo ka hayeen dhulka Jubooyinka.
Emanual Chir Chir oo iminka dadka kala hadlay bogga Twitter-ka aya sheegay in diyaaradda ay ahayd mi shacabka waxaana iminka boggaasi ka socda dooda ah sida Kenya ay u isticmaaleyso diyaarad shacab l;eeyihiin.
Diyaaradaan ayaa waxaa la sheegayaa in ay qeyb ka ahayd dagaalkii manta ka dhacay duleedka degmada Afmadow iyadoo ilaalo ka haysay deegaanada howdka ah.
Halkan ka akhri sida Warkaas ay Uga hadleen warbaahinta Dalka Kenya.
Last Comments (Fikrado)