Dhageyso Askar Ka Tirsan Shisheeyaha Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Sh/hoose.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Kufaarta Afrikaanta ku dhexmaray degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelada hoose.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dagaalkaasi lagu dilay Labo askari laguna dhaawacay Shan kale oo gabi ahaantooda ah askarta Shisheeyaha Afrikaanta ah.

Sidoo kale waxaa saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ka dhacay deegaanka Buulo fooliye ee degmada Afgooye waxeyna ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaalkaasi ku qaadeen difaacyada Kufaarta Afrikaanta ee duleedka degmadaasi.

Wararka laga helayo dagaalka ka dhacay degmada Afgooye ayaa xaqiijinaya in shisheeyaha Labo askari looga dhaawacay dagaalkaasi.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii qarax ka dhacay duleedka degmada Afgooye lagu dilay inka badan Shan askari oo Yugandheys ah.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta.

Calamada.com

Comments are closed.