Askar Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka kala dhacay dilal qorsheysan oo loo geystay askar ka tirsan dowlada Ridada federaalka.

Dilka kowaad waxa uu ka dhacay xaafada Sanco ee degmada Yaaqshiid halkaasi oo lagu dilay askari ka tirsanaay nabadsugidda dowlada federaalka.

Rag hubeysan ayaa askariga ka toogtay qeybaha sare ee jirka kaasi oo isla goobta ku geeriyooday’iyadoona raggii dilka geystay goobta ay ka dhaqaaqeen.

Sidoo kale rag hubeysan ayaa agagaarka Biyo dega xaafada Suuqa Xoolaha ku dilay askari ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta gaar ahaan kuwa sugan Isbaarada dowlada ee Biya dega xaafada Suuqa Xoolaha.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gudaha magaalada Muqdisho si xiriir ah kaga dhacayay dilalka iyo qaraxyada ka dhanka ah dowlada Farmaajo iyo kuwa Kufaarta Afrikaanta howlgaladaasi oo ay fuliyeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.