Sawiro+Dhageyso Booqashada Andalus Iyo Adeegyada Bulshada Ceelbuur Oo Dib Usoo Laabanayo.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan waxey Andalus barnaamijka markale ku booqatay magaalada Ceelbuur oo ku dhawaad Labaatan Maalmood ka hor ay isaga carareen ciidamdii Xabashida Itoobiya ee muddada Saddex-da sano ah duulaanka ku joogay magaaladaasi.

Andalus waxey booqashadaan xooga ku saartay kuna soo gudbisay dib usoo laabashada Bulshada magaalada iyo adeegyada bulshada ee durba laga hirgaliyay magaalada Ceelbuur.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 24-07-1438 Hijri.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Dib Usoo Laabashada Adeegyada Bulshada Magaalada Ceelbuur.

Calamada.com

Comments are closed.