XMSh oo sheegatay qaraxyadii maanta lala eegtay Xassan Sheeq Maxamuud

Filed under: News |

War goordhaw lagu baahiyay bogga internet-ka ay ku leeyihiin Mujahidiinta ayaa lagu sheegay in weerarkaasi ay geysteen Mujaahidiinta kaasi oo lala eegtay saraakiil isugu Jirta Gaalo Iyo Murtadiinta sida ku qoran warkaasi.

waxay sheegtay xarakada Mujaahidinta al Shabaab in weerarkaasi uu dhacay xilli uu socday kulan lagu hagardaaminayo dadka Muslimiinta laguna guuleystay fashilinta shirkaasi iyo hadafkii laga lahaa

duhurnimadii maanta ayaa qarax xoogan waxa uu ka dhacay illinka hore ee Hotelka Jaziira kaasi oo geystay qasaare badan oo dhimasho Iyo dhaawac leh

Warbaahinta