Sawiro Boqolaal Qoys Oo Raashiin Loogu Qeybiyay Ceelbuur.

Maamulka Islaamiga Magaalada Ceelbuur ee wilaayada Islaamiga ah Galgaduud ayaa raashiin kala duwan u qeybiyay boqolaal qoys oo dib ugu laabtay magaalada Ceelbuur oo dhowr todobaad ka hor ay isaga carareen ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya.

Raashiinkan oo ka kooban noocyo kala duwan ayaa la gadoonsiiyay inka badan Saddex Boqol oo qoys oo kuwaasi oo degan dibna ugu laabtay magaalada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Raashiinka Laga Qeybiyay Magaalada Ceelbuur.

Calamada.com