Faahfaahin Laga Helayo Qarax Shisheeyaha Lala Beegsaday.

Kolonyo gaadiid ay wateen ciidamada kuffaarta afrikaanka gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda ayaa weeraro dhabo-gal ah loogu dhigay naxaawiga deegaanka Ceel-wareegow ee gobolka Sh.hoose.

Inta la xaqiijiyay gaari nooca xamuulka qaada ayaa cadowga weerarkaasi dhabo galka ah looga gubay, tiro askar ahna weyn ku dhinteen qaar kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada mujaahidiinta.

Kolonyada wadada loogalay ayaa kusii jeeday dhanka magaalada Muqdisho, wararkii ugu dambeyayna waxa ay sheegayaan in wali aysan cadowga ka dhaqaaqin goobtii dagaalka uu ku qabsaday.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

Comments are closed.