Dhageyso Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Bakool.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar culus ku qaadeen difaacyada iyo fariisimaha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen degmada Waajid ee gobalka Bakool.

Dagaalkan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay deegaano iyo degmooyinka ka tirsan gobalkaasi.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dagaalka uu socday muddo saacad ku dhaw dagaalkaasi oo ka mid noqonaya kuwii ugu cuslaay oo ka dhacay degmadaasi.

Dadka deegaanka ayaa dhankooda xaqiijiyay in dab xoogan uu ka kacay xerada ciidamada Xabashida Itoobiya ee degmada taasi oo muujineysa inuu jiro khasaara culus oo Xabashida lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Dagaalka Waajid.

Calamada.com

Comments are closed.