Daawo Mu’asasada Al-malaaxim Oo Soo Saartay Filimka ردع العدوان 7.

Mu’asasada Al-malaaxim garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa soo saartay filim cusub oo qiimo badan.

Filimkan oo qeyb ka ah Silsiladda  ردع_العدوان islamarkaana ah qeybtii Todobaad ee Silsiladaan waxey mu’asasada kusoo bandhigtay camaliyad culus oo Bil ka hor ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen xarun ciidan oo maamulka daba dhilifka dalka Yemen uu ka sameystay gobalka Laxaj ee dalkaasi.

Camaliyaddaasi oo isugu jirtay Istish-haadi iyo Xoog ku gal waxaa lagu dilay inka badan Soddon isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka Ridada Yemen.

Filimka ayaa lagu soo bandhigay gaariga uu ka xeynayo walaalka Istish-haadiga oo ku sii wajahan xerada iyo isagoo bartamaha ka galay xeradaasi.

Sidoo kale filimka ayaa lagu soo bandhigay dardaarankii ay ka tageen walaalihii Camaliyaddaasi fuliyay oo maqal iyo muuqaal ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.

Calamada.com


Comments are closed.