Sawiro+Dhageyso Beesha Eelaay Oo Machad Soo Xiratay.

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday deegaan ka tirsan Wilaayada Baay iyo Bakool waxaa lagu soo gaba gabeeyay Machad Sharci ah oo muddo labo sano ah u furnaay Beesha Eelaay oo ka mid ah beelweynta Raxanweyn.

Munaasabadii Machadka lagu soo xirayay waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wilaayada Islaamiga ah ee Baay iyo Bakool’Culimaa’udiin’odayaal iyo ardaydii machadka dhameysatay.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah Baay iyo Bakool Sheekh Mucalim Geedow oo goobta munaasabada ka hadlay ayaa xusay in wilaayada ay ka furanyihiin inka badan Labaatan Machad oo ay furteen beelaha dega wilaayadaasi.

Ardayda dhameysatay machadkan ayaa goobta kusoo bandhigay Cilmigii ay barteen mudadii labada sano aheed ee machadka ay ku xareysnaayeen.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Munaasabada.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

Calamada.com

Comments are closed.