Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Beeraha Bu’aale.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay magaalada Bu’aale ee xarunta gobalka Jubbada dhexe gaar ahaan Beeraha magaaaladaasi’iyadoona u kuura gashay Tacabka iyo wax soo saarka beeraha Bu’aale.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.